Farmaajo oo maanta la kulmaya Madaxda Xisbiyada dalka & Xisbi qaadacay

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato masuuliyiinta Xisbiyada siyaasadda ee heysta shahaadada KMG ee Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka. Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia ayaa ku wargaliyay masuuliyiinta xisbiyada casuumadda Madaxweyne Farmaajo. Inkastoo aan la ogeyn waxyaabaha Madaxweyne Farmaajo uu kala hadli doono Madaxda xisbiyada, haddana kulankan ayaa daba … Continue reading Farmaajo oo maanta la kulmaya Madaxda Xisbiyada dalka & Xisbi qaadacay